Doorashada Kiiniya, Duruus Ugu Filan Somaliland


Ma fududa, marka la joogo dunidda Saddexaad ah, gaar ahaan dal Afrikaan ah, in madaxweyne xilka ku fadhiya, doorasho looga adkaado. Waayo waxa uu gacanta ku hayaa ‘awood aan xad lahayn’, wuxuuna u bedali  karaa ‘awoodaas’ mid isaga ugu shaqaysa ‘sida uu rabo’, oo aan haddana lagula xisaabtamin. Arrintan waxa ay tahay boog madow oo … Continue reading Doorashada Kiiniya, Duruus Ugu Filan Somaliland

Pioneering Somaliland Journalist Looks Beyond Present-Day Horizons


Somaliland’s pioneering first woman print journalist urges other women to believe in themselves and look for new horizons to break the mould of male-dominated media. “It is what you think about yourself that makes you who you are," says Fahma Yusuf Essa. "I ask many young ladies out there in Somaliland who want to join us … Continue reading Pioneering Somaliland Journalist Looks Beyond Present-Day Horizons

Daa’uuska Afrika- Safarkaygii Dheeraa! Q7aad


Waa qormooyin taxane ah oo sawir dhab ah ka bixinaya duruufaha dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho ee Dalka Yugaandha. Markii aan yaraa, waxa aan jeclaa daawashadda filimaanta Hindida ee lagu turjumo Xamar.  Filin kasta oo aan daawado, kama aan waayi jirin qof dhintay, oo xaabo lagu tuulo, dabadeedna la gubo. Ma se fahmi jirin, xikmadda iyo … Continue reading Daa’uuska Afrika- Safarkaygii Dheeraa! Q7aad

Daa’uuska Afrika- Safarkaygii Dheeraa! Q6aad


Waa qormooyin taxane ah oo sawir dhab ah ka bixinaya duruufaha dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho ee Dalka Yugaandha. Waqtigu wuxuu ahaa hillaac ordaaya. Maalmihii waxa ay noqdeen billo, bilihiina sannado, aniga oo weli la ashqaraarsan fal-safadaha yaabka badan ee aan dalka ku arkayey. Weydiimaha kala duwan ee aan is-weydiinayey ma ay ahayn kuwa tiro yar. … Continue reading Daa’uuska Afrika- Safarkaygii Dheeraa! Q6aad

Daa’uuska Afrika- Safarkaygii Dheeraa! Q5


  Waa qormooyin taxane ah oo sawir dhab ah ka bixinaya duruufaha dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho ee Dalka Yugaandha. Yugaandha, waa dal Ilaahay ku manaystay dhul dihin oo beerashada ku wacan. Haddii si fiican dalka loo beeri lahaana, waxa hubaal ah in cuntada laga soo saaraa ku filnaan lahayd Afrika oo dhan! Dhaqaalaha dalku waa … Continue reading Daa’uuska Afrika- Safarkaygii Dheeraa! Q5