Gelbiskii Geerida

Gallery

This gallery contains 1 photo.

Waa sheeko-faneed murugo iyo saxariir-nafeed xanbaarsan. Dhagaraha dhacaya ee sheekadan ku duugani waa is-difaacid, nolol-raadis iyo aar-goosi lagu xardhay midab-diimeed. Sawirro is-micnaynaya oo si walba u xanuun badan, daboolkanna ka qaadaya nolosha adag ee laga dhaxlay is-eedkii shacabka Soomaaliyeed.