SAFIIRKA | Peter Bridges

Image

Rating: 1 out of 5.
Gogoldhig

Waa faro-ku-tiris buugaagta laga qoro dalka iyo dadka Soomaalida. Inta kooban ee qoran, ma sahlana in laga dhex helo qoraa aan Soomaali ahayn, oo si dhexdhexaadnimo leh oo madaxbannaan uga faalooda qaab-nololeedka bulsho, siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Soomaalida.  Waxa se xiiso gaar ah mudan, marka aad akhrido adduun-aragga danjire reer Galbeed ah oo shaqadiisa ugu muhiimsan  tahay in uu dalkiisa si joogto ah u siiyo warbixin dheelitaran oo ku saabsan dal sabool ah oo ku jira gacanta nidaam kali-talis ah.

Continue reading