Somaliland’s Recognition: The Undiscovered Secret

Unknown to many people in the world is a yet-to-be-recognised state with three and a half million population in the Horn of Africa. It is a remarkable country that has emerged out from the ashes of the collapsed Somalia. Up till now, it stayed stable for over two decades without any external support. It is a country that has set brilliant records regarding government institution building and peace maintenance which was based on a unique blend of traditional conflict-resolving approach and modern democracy. This happens to be Somaliland – Africa’s bonfire of peace and freedom. Continue reading

Advertisements

O’ Mother, O’ Mine

GONE are the days when people’s concern to those who stood with them in both thick and thin times matter in their lives. It is because that we most of us live a life where our memories are shaped by the worldly encounters. There are special people though you ignore them unknowingly, they rather think of you anytime and still, wish you the success without attached conditions. Continue reading

My Country, My Pride!

The world has been unfair about my country, Somaliland; despite it has remarkably achieved enormous political successes in the midst of hostile Horn region over the past two decades. The economy is currently progressing. So is the democracy. Our traditional state-building approach is believed to be a useful lesson for African states, particularly those who have failed to put their pieces together. We, Somalilanders, milk in peace with so little bi-literal support, and yet our hopes are high. Continue reading

Hoggaaminta Habboon

                       “Rag madaxdu ka halowdaa, waa marrin habaabiye.”

Qofka ayaa lagu aaminaa mansabka hoggaaminimo marka laga arko awood dheellitiran oo uu u leeyahay hanashadeeda. Isla markaana lagamamaarmaan ka dhigaysa ka dhabaynta himilada guud. Hadaba, marka koox dadka la hoggaaminayo ka mid ahi aqbasho himilooyinkaas, taasi waxay ballaysintaa dhaqdhaqaaq isbedel doon. Isbedelkuna wuxuu kolba la jaanqaadaa waxay dadku aaminsan yihiin – dabcan ma aha dadkoo dhan, waa se dadka hormoodka u ah isbedelka la rabo. Continue reading

Garnaqsi Haween

“ Haddaan Gaari Kula Jirin, Illayn Noloshu Guul Ma Leh.” – Hadraawi

Gogol dhig:

Haweenku waa udub dhexaadka nolosha. Waana lafdhabarta jiritaanka iyo waaridda bini-aadmiga. Macnaha dahsoon ee ragga loogu lammaaneeyey, ka sokow in la tarmo, waa in ay noloshu dhadhan yeelato. Haweenku waa warshad wax soo saar . Waxa ay ababisaa hooyadii iyo aabbihii berrito. Siduu wax soo saarku ugu kala duwan yahay tayada iyo tiradaba, ayuun bay haweenkuna kala siman yihiin. Haweenku waa baadi sooca bulsho ku dhaadato. Hagaagiddoodu waa bulsho horumarkeeda. Hallawgooduna waa heermid bulsho idil. Taasaana keenaysa in dumarku saamayn ku yeeshaan doc kasta oo nolosha ah. Continue reading

Buuggaan Baryahaaba U Bu’ayey

 

Gorfaynta Buugga Yuusuf X. Aadan

 

“Geeddi Nololeedkii Yuusuf X. Aadan”,
Fawsiya Yuusuf X. Aadan.
Daabacadii Koowaad, @ftahan
Publishers,
London
, 2007, ISBN 978-0-9550274-1-3.

Arar

Badanaa waxaad sugtood, saadaalisaa. U samirtoo, sibiq kugu soo galaa. Maba dheerayn’e, markaas uunbaan hadhimadii afka ka qaaday. Cadceeddoo kululaydna ka hadhso is idhi.Sariirtana isu gaad-bixinayaa. Waxaan isu soomelmelay, ilays si aayar ahku saaqay guriga. Dhinacuu afaafku xigeyna u jeestay. Yaab! Ma cidkalaaba, illeyn waa wiilkaan aqal-wadaagta ahayn. Nabaddiino ka dibna, isagoo kolba kab saaraya, ayuu dhinacna iga leeyahay: “Oo saaxiib buuggaan inoo sido maanadarkaynba?” Intaan si miyir la’ u soo hinqaday, dhinaciisii u holladay. Mise waa buuggaan baryahaaba u bu’ayey “Geeddi Nololeedkii Yuusuf X. Aadan” oo Fawsiya Yuusuf X. Aadan ku fara-yaraysatay. Mareegaha Soomaalida ayuun baan ka dhaadi jiree, ma anaaba dhab u arkayba! Akhriste, maanta kaasaan wax inooga soo garoocdee, ee bal ila dhawr. Continue reading