KAS iyo KARAAN

Support independent publishing: Buy this book on Lulu.

Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida.

Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- taabad leh, oo naftaada kaga tagaya fakar dheer iyo falsafado ugub ah.

Waa muuqaalo xallad iyo xanuun badan oo ku suntan dhacdooyin maalinle ah oo ay aallaba dhagahaagu maqlaan ama dhaayahaagu arkaan.Support independent publishing: Buy this book on Lulu.

Dhab ahaantii ma aha is-moodsiis iyo is- yeel-yeel, waa se xus iyo xasuusin. Waa maskax-maalid, murti curin iyo maalin-qadin nafeed.

Si aad u iibsato nuqul buuggan ah, ku dhufo lifaaqa hoose. Mahadsanid.

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *