Media

DOODDA SLNTV: Waddaniyadda iyo Dhallinyaradda

Apr 4, 2017-Waa dood iyo falanqayn aan ku iftiiminayno heerka ay waddaniyadu ka taagan tahay dhallinyaradda JSL. Dooddu waxa ay  si qoto dheer u faalaynaysaa xidhiidhka ka dhexeeya wadaniyadda iyo dhallinyaradda.Gebogebadda waxa lagu soo af-meerayaa talooyin dhaxal gal ah oo lagu gubaabinayo in dhallinyarata JSL u tafaxaytaan daryeelka iyo qiimaynta waddaniyadda.


FALANQAYNTA SIYAASADDA:  Waraysi aan siiyey Star TV

Sep 12, 2015- Waa waraysi gaar ah oo ay ila-yeelatay muuq-baahiyaha Star TV. Waxa aan waraysiga kaga fal-celinayaa dareenkayga siyaasiga ah ee la xidhiidha hannaanka dimquraadiyadeed ee Soomaaliland. Waxaan diirada ku saarayaa is-bedaladii dhacayey intii xisbiga tallada haya ee KULMIYE hoggaanka qabtay.


Advertisements